Reports
Resources
Welcome to Aayakatalis Organization
Warbixin Ururka Aaayakatalis iyo Humarka Degaannada Beesha 20014
Warbixin Ururka Aaayakatalis iyo Humarka Degaannada Beesha 20014
Ayaakatalis waxay halkan idiin kusoo gudbinnayaa war bixin kooban ku saabsan hurmarka iyo waxayaalaha wanaagsan ee kusoo kordhay deegaanada YD oo ay hirgaliyeen Hay’adaha Aaaykatalis, CURE Africa, A
Cisbitalka Xaar Xaar oo dhismo cusub lagu kordhiyey, Daawo Sawiro
Cisbitalka Xaar Xaar oo dhismo cusub lagu kordhiyey, Daawo Sawiro
Waxaan dhawaan dhismayaal cusub lagu kordhiyey Cisbitaalka wayn ee Deegaanka Xaar Xaar. Dhismahaan ayaa waxaa is wayn iskaga kaashaday haya'da IRC, urruka Aayokatalis iyo maamulka deegaanka Xaar Xaar.
Xalfad qalin jabin ah oo loo sameeyey 20 arday oo deeq ka haley Ururka AAYAKALIS (Daawo)
Xalfad qalin jabin ah oo loo sameeyey 20 arday oo deeq ka haley Ururka AAYAKALIS (Daawo)
Waxaan soo gaba gabaynay Deeqdii waxbarsho ee Ururka AAYAKATLIS ugu deeqay arday gaaraysay 20 kuwaas oo iskuguu jiray gabdho iyo wilal. Waxabarashaas oo qaadatay mudo 6 bilood ayaa Maalnkii Khamiis
Xafiiska Aayakatalis ee Burtinle oo dib loo qalabeeyey
Xafiiska Aayakatalis ee Burtinle oo dib loo qalabeeyey
Xafiiska Hay'ada Aayakatalis ee Magalada Burtinle ayaa dhawaan ururku wuxuu ku samayeeyey qalabayn cusub, kuwaas wax badan ka badali doona hanaanka horumarineed ee Hay'ada.
Aayakatalis Organization recent activity and progress report.
Aayakatalis Organization recent activity and progress report.
Chairman Mr. Awil Kamas Geele of our Burtinle Office and Aayakatlis Diasporas Chairwomen Miss, Dhuux Gaani would like to thank all Aayakatalis members for their selflessness, contribution of resources
Our Goals
This organization is going to achieve over all these problems or approximately tackle 50% of them in coming 5 year and to make the society to reach recovery and sufficiency.
Legal Status
It has the required legal status under registration and recognition from the Office of Burtinle District Mayor with the line ministries included Ministry of planning and International Cooperation and Ministry of interior and the Office of the attorney general in Puntland.
Our Mission
Our mission is to be a strong and committed partner who works closely with International communities and Local agencies in Puntland so as to tackle poverty and promote social affairs and support internally displaced persons from wars or droughts so as to make positive changes in their lives and to discourage the community from tribalism and cruelty including social dislikes on showing practices, and change bad behaviors.
Our Vision
The organization’s vision is to become the most helpful, honest and popular NGO in Puntland in the near future which helps all the vulnerable people over the State. It refers to that Somali people’s equality and brotherhood and abandoning tribalism so as to bring better life to them.
PHOTO GALLERY
VIDEO UPDATES